
1,043 View
Indheergarad – Diisenbar 12, 2021 – Koobin – Vol: 01 – No: 75
Waxa maanta oo ay ku beegantahay Diisenbar 12, 2021 ay mareegta Indheergarad bilowday muggii labaad, iyada oo in muddo ah aan wax la daabicin, oo muggii koowaad oo keli ah la dhammeystiray. Soo dhowaada mar labaad bahda ku xidhan mareegta. Waan idiinka mahadcelinaynaa mar walba sida aad noola socotaan.
***
Eebbe ha u naxariistee, Qoraa, Dr. Maxamed Daahir Afrax, innaga oo weli uu qalbiyadeenna ku sii xardhanyahay, si fudud na ku illaawi karin geeridiisa, mar walbana dib u milicsaneyna dhaxalkiisii ballaadhnaa ee uu uga tegay bulshada Soomaaliyeed, ayaa qoraalkan hoose yahay mid inna xusuusinaya waxqabadkiisii. Waa qoraal kooxeed ay wada qoreen akhyaartan hoose. Lifaaqa hoose ayaad kala degi kartaa qoraalka oo dhammeystiran oo jaadka PDF ah.
© 2021
Cabdiraxmaan Yuusuf
Siciid-Beegsi Maxamed
Cabdicasiis Guudcadde
Magan I. M.
Saxardiid Axmed
Jaamac Galdegsi