May 21, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeAuthorsCabdifataax Barawaani

Articles by Cabdifataax Barawaani

Maqaallo

Ifbixii Garabka IS ee Soomaaliya: Koboca Dhaqdhaqaaqyada Istiraatiijiyadda iyo Dhaqaalaha | Vol: 01 – Cad: 82aad

February 6, 2021 Cabdifataax Barawaani 2

 1,942 View

 1,942 View Indheergarad – Feebarweri 07, 2021 – Koobin – Vol: 01 – Cadadka: 82aad Guudmar/ Abstract Ururrada xagjirka ah ee ku abtirsada Islaamka oo labaatankii sannadood ee u dambeeyay si firfircoon dunida uga hawlgalayay, gaar […]

Maqaallo

Fanka Heesaha iyo Aragtida Islaamka | Vol: 01 – Cad: 81aad

February 4, 2021 Cabdifataax Barawaani 0

 1,037 View

 1,037 View Indheergarad – Feebarweri 04, 2021 – Hakis – Vol: 01 – Cadadka: 81aad “With out music, life would be a mistake.”“Muusig la’aan, noloshu dembi baa ay ahaan lahayd.” Friedrich Neitzsche (1844-1900) Hordhac Fanku waxa […]

Maqaallo

Halista Fikirka Xagjirka iyo Kobociisii Geeska Afrika | Vol: 01 – Cad: 76aad

January 12, 2021 Cabdifataax Barawaani 2

 2,010 View

 2,010 View Indheergarad – Jeenaweri 12, 2021 – Lamtako – Vol: 01 – Cadadka: 76aad Hordhac Dunida badankeed waxa ay soo martay marxalado kala duwan, kuwaas oo middooda ugu halista badan ay tahay dhiigyacabnimada dugsata diinta. […]

Turjumaad

Wareysi (1967): Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal | BBC Somali | Vol: 01 – Cad: 74aad

January 3, 2021 Cabdifataax Barawaani 0

 655 View

 655 View Indheergarad – Jeenaweri 04, 2021 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 74aad Wareysigan waxa ay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ka qaaday sannadkii 1967kii, raiisal wasaarihii cusbaa ee la magacaabay Maxamed Xaaji […]

Maqaallo

Soomaaliya kadib Carta: Kaalinta Maqan ee Hoggaamineed | Vol: 01 – Cad: 73aad

January 3, 2021 Cabdifataax Barawaani 0

 956 View

 956 View Indheergarad – Jeenaweri 04, 2021 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 73aad Hordhac Muddo badan, aad u badan, gaar ahaan soddonkii sannadood ee u dambeeyay oo ay soo lammaaniso soddonkii ka horreeyay, Soomaaliya […]

Maqaallo

Haweenku Ma Aadanaa? | Vol: 01 – Cad: 69aad

November 25, 2020 Cabdifataax Barawaani 0

 2,005 View

 2,005 View Indheergarad – Noofenbar 25, 2020 – Koodaar – Vol: 01 – Cadadka: 69aad Waxa laga yaabaa in aad la yaabto oo ay wax amakaag ah kugu noqoto wayddiinta aan ugu magacdaray qoraalku. Haa, waa […]

Sheeko-faneed

Afmiishaar | Vol: 01 – Cad: 67aad

November 12, 2020 Cabdifataax Barawaani 0

 14 View

 14 View Indheergarad – Noofenbar 12, 2020 – Hakis – Vol: 01 – Cadadka: 67aad Aadan weligii wax ma baran, si hagaagsan wax u ma akhriyo waxna u ma qoro. Balse wuxuu aabbihii oo xerow ahaa ka bowsaday […]

Turjumaad

Khudbad (1975): M. S. Barre iyo Sinnaanta Jinsiga | Vol: 01 – Cad: 64aad

November 6, 2020 Cabdifataax Barawaani 0

 1,168 View

 1,168 View Indheergarad – Noofeenbar 06, 2020 – Hakisbila – Vol: 01 – Cadadka: 64aad Hordhac Khudbadahan waxa jeediyay madaxweyinihii hore ee Soomaaliya (1969-1991). Waxa ay isugu jirtaa laba qeybood, qeybi waa hadal guud oo uu […]

Maqaallo

Aasaaska Ilaha Dakhliga iyo Dhaqaala-Abuurka ee Ururka Al-Shabaab | Vol: 01 – Cad: 56aad

September 11, 2020 Cabdifataax Barawaani 0

 818 View

 818 View Indheergarad – Sebtembar 11, 2020 – Hakisbila – Vol: 01 – Cadadka: 56aad Burburka, dawlad la’aanta, faragelinta tooska ah iyo midda dadban, afkaaraha iyo shisheeyaha ku dhex hardamaya gudaha Soomaaliya, ayaa waxa ugu weyn […]

Turjumaad

Xidhiidhka Talyaaniga: Sidee Ayay Rooma Uga Qeybqaadatay Burburkii Soomaaliya? | Wolfgang Achtner – Vol: 01 – Cad: 50aad

August 17, 2020 Cabdifataax Barawaani 0

 635 View

 635 View Indheergarad – Ogoosto 17, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 50aad Hordhac Qoraalladii taxanaha ahaa ee aan kaga hadlay sunta lagu duugay badda iyo barriga Soomaaliya, kuwaas oo aan baahiyay bilihii Febraayo […]

Posts navigation

1 2 3 »
  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY