May 21, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeAuthorsTilmaame Guutaale

Articles by Tilmaame Guutaale

Turjumaad

Soomaaliya Uma Baahna Oohin: Naga Kaalmeeya Dagaalka Argagixisada| Vol: 01 – Cad: 59.

October 14, 2020 Tilmaame Guutaale 0

 1,299 View

 1,299 View Indheergarad – Oktoobar 14, 2020 – Koodaar – Vol: 01 – Cadadka: 59aad Maqaalkan waxa qoray taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA), Amb. Cabdullaahi Maxamed Cali “Sanbaloolshe”. Waxaana afka Soomaaliga […]

Maqaallo

Yaa Ku Yidhi Halyey iyo Hal-abuur Walba Caddaalad Buu Helaa? – Vol: 01 – Cad: 48aad

June 5, 2020 Tilmaame Guutaale 0

 589 View

 589 View Indheergarad – Juun 05, 2020 – Hakisbila – Vol: 01 – Cadadka: 48aad Hordhac Qaarad iyo qaran walba, xaaladda adduunka maanta waxaa lagu sifayn karaa hal eray oo kaliya- ARGAGAX! Dal walba- mid awood leh […]

Turjumaad

Adduunka iyo Fayraska Koroona Dabadii | Youval Noah Harari – Vol: 01 – Cad: 47aad

March 28, 2020 Tilmaame Guutaale 0

 532 View

 532 View Indheergarad – Maarso 28, 2020 – Sooroga – Vol: 01 – Cadadka: 47aad Aadanuhu hadda waxa ay waajahayaan dhibaato caalamiya. laga yaabaa in ay tahay dhibaatadii ugu waynayd ee jiilkan. Go’aannada ay qaataan dadku […]

Maqaallo

Isbeddelka Ku Dhacay Qoyska – Vol: 01 – Cad: 45aad

February 22, 2020 Tilmaame Guutaale 0

 626 View

 626 View Indheergarad – Febraayo 22, 2020 – Sooroga – Vol: 01 – Cadadka: 45aad Hordhac Sawiro adiga oo nool 1800-kii, labo qarni ka hor, aabbuhu doorka uu qoyskiisa ku leeyahay waa ay iska cadayd, wixii […]

Maqaallo

Sidee Doodda Dumarka Soomaaliyeed U Fahannaa? – Vol: 01 – Cad: 21

September 1, 2019 Tilmaame Guutaale 0

 331 View

 331 View Indheergarad – Sebtembar 01, 2019 – Koobin  – Vol: 01 – Cadadka: 21aad Dhawaanahan waxaa soo batay doodda u dhaxaysa ragga iyo dumarka, dooddani waxa ay noqotay dood dhinacyo badan laga is taago, sida: […]

Maqaallo

Maxay Ku Horumareen Bulshooyinka Horumaray? – Vol: 01 – Cad: 17

August 23, 2019 Tilmaame Guutaale 0

 606 View

 606 View Indheergarad – Ogoosto 23, 2019 – Hakisbila  – Vol: 01 – Cadadka: 17aad Qarnigii koowaad [CE] GDP- ahaan, adduunka Aasiya waxa ay ka ahayd 76.3%, halka galbeedka Yurub ay ka ahaayeen ama ka soo […]

Falanqeyn

GORFAYN: Has The West Lost It? | Kishore Mahbubani – Vol: 01 – Cad: 15

August 22, 2019 Tilmaame Guutaale 0

 527 View

 527 View Indheergarad – Ogoosto 22, 2019 – Hakis  – Vol: 01 – Cadadka: 15aad Buuggan gacantayda ku jira waxaa qoray Kishore Mahbubani, waxaana uu ugu magac-daray: “Has the West Lost It?“. Muddo hadda laga joogo sannad. Qoraa […]

Maqaallo

Bariga Dhexe: Jid Aan Jiho Lahayn – Vol: 01 – Cad: 12

August 21, 2019 Tilmaame Guutaale 0

 503 View

 503 View Indheergarad – Ogoosto 21, 2019 – Koodaar  – Vol: 01 – Cadadka: 12aad Hordhaca 1993-dii maqaal uu qoray oo uu ugu magac daray: Clash of Civilizations“, Samuel Huntington ayaa waxaa ku jiray ciwaan hoosaad, uu […]

Falanqeyn

GORFAYN: The Clash of Civilizations: Remaking of World Order | Samuel P. Huntington – Vol: 01 – Cad: 06

August 18, 2019 Tilmaame Guutaale 0

 612 View

 612 View Indheergarad – Ogoosto 18, 2019 – Koobin  – Vol: 01 – Cadadka: 06 Hordhaca Qoraaga Ka hor inta aanan idinla wadaagin buuggii uu qoray Samuel Huntington, ee uu ugu magac daray: Isku Dhaca Xadaaradaha, […]

Maqaallo

Maxaa Lagu Galey Iiraan? – Vol: 01 – Cad: 03

August 16, 2019 Tilmaame Guutaale 0

 366 View

 366 View Indheergarad – Ogoosto 16, 2019 – Hakisbila  – Vol: 01 – Cadadka: 03 Dhalashada Iiraanta Cusub Muddo dheer dalka Iiraan waxaa ka talinaayey boqortooyo lagu magcaabo Pahlavi ( Pahlavi Dynasty), boqortooyadaa Iiraan ka talinaysay […]

  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY