June 29, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeAuthorsCabdifataax Xayduusi

Articles by Cabdifataax Xayduusi

Maqaallo

Waxbarashada Gabdhaha iyo Saamaynta Guurka Qasabka Ah – Vol: 01 – Cad: 54aad

August 30, 2020 Cabdifataax Xayduusi 0

 1,931 View

 1,931 View Indheergarad – Ogos 30, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 54aad Koboca garaadka iyo aqoonta aadamaha ku yimaadda ayaa keena in laga tanaasulo waxyaabo badan oo kolkii hore u ahaa samaan, mar […]

Maqaallo

Dimuqraadiyadda iyo Kaalinta Dumarka ee Maamulka – Vol: 01 – Cad: 52aad

August 20, 2020 Cabdifataax Xayduusi 0

 792 View

 792 View Indheergarad – Ogoosto 20, 2020 – Hakis – Vol: 01 – Cadadka: 52aad Horumarinta dabeecadaha aadamaha ayaa mudan ka hor horumarinta nidaamyada maamul iyo dhisme deegaan; dabeecadda u tababaran maamul iyo dhisme deegaan ayaa […]

Maqaallo

Boqoraddii Badda: Sayida Al-Xurra – Vol: 01 – Cad: 38aad

October 18, 2019 Cabdifataax Xayduusi 0

 416 View

 416 View Indheergarad – Oktoobar 18, 2019 – Hakisbila  – Vol: 01 – Cadadka: 38aad Sayidda Al-Xurra (السيدة الحرة) waxa ay ahayd qof dumar ah oo aqoonsiyo badan leh magaceedu waa cinwaan si fudud loo turjumay […]

Sheeko-faneed

Noloshii Galmada – Vol: 01 – Cad: 28

September 16, 2019 Cabdifataax Xayduusi 0

 1,061 View

 1,061 View Indheergarad – Sebtembar 16, 2019 – Lammin  – Vol: 01 – Cadadka: 28aad Hab dhaqanka aadamahu waxa uu saameeyaa qaybo ka mid ah nolosha inta ku xeeran, waana sababta inta ugu baddan loogu dadaalo […]

Maqaallo

Mooganaanta Maanyaridu Hoggaamiso! – Vol: 01 – Cad: 10

August 20, 2019 Cabdifataax Xayduusi 0

 463 View

 463 View Indheergarad – Ogoosto 20, 2019 – Lamtako  – Vol: 01 – Cadadka: 10aad Billowgii adduunka bulshada hadba ku soo dul nooleyd, waxa ay sameynayeen kacdoonno isbeddel oo taabanaya noloshoodo. Taas oo qarniyo kala duwan […]

  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY