June 29, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeGorfaynFalanqeyn

Falanqeyn

Falanqeyn

GORFAYN: The Language of Argument|Larry & Daniel McDonald | Vol: 01 – Cad: 77aad

January 13, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 1,521 View

 1,521 View Indheergarad – Jeenaweri 13, 2021 – Koodaar – Vol: 01 – Cadadka: 77aad Hordhac Buuggan inoo daaran waxa ladhkiisa la yidhaa “The Language of Argument”, Af Soomaali haddii aynu soo dhawaynno ku noqona: Afka […]

Falanqeyn

GORFAYN: Dabinkii Jiraalka – Diiriye-Maarkoos | Maxamed Xirsi | Vol: 01 – Cad: 65aad

November 9, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 2,442 View

 2,442 View Indheergarad – Noofenbar 09, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 65aad Sheeka-faneedda “Dabinkii Jiraalka – Diiriye Maarkoos” ee uu qoray Maxamed Xirsi, waa isku day dhab ah oo looga hadlasiinayo afkaaraha iyo […]

Falanqeyn

GORFAYN: Amiina Al-Mufti | Fariid Al-Falluuj – Vol: 01 – Cad: 32

October 7, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 542 View

 542 View Indheergarad – Oktoobar  07, 2019 – Lammin  – Vol: 01 – Cadadka: 32aad Hordhac Amiina Almufti, waa dhigane ka warramaya sooyaalkii iyo shaqadii basaasnimo ee ay caanka ku noqotay gabadhii la odhan jiray Amiina […]

Falanqeyn

GORFAYN: Has The West Lost It? | Kishore Mahbubani – Vol: 01 – Cad: 15

August 22, 2019 Tilmaame Guutaale 0

 546 View

 546 View Indheergarad – Ogoosto 22, 2019 – Hakis  – Vol: 01 – Cadadka: 15aad Buuggan gacantayda ku jira waxaa qoray Kishore Mahbubani, waxaana uu ugu magac-daray: “Has the West Lost It?“. Muddo hadda laga joogo sannad. Qoraa […]

Falanqeyn

GORFAYN: The Clash of Civilizations: Remaking of World Order | Samuel P. Huntington – Vol: 01 – Cad: 06

August 18, 2019 Tilmaame Guutaale 0

 643 View

 643 View Indheergarad – Ogoosto 18, 2019 – Koobin  – Vol: 01 – Cadadka: 06 Hordhaca Qoraaga Ka hor inta aanan idinla wadaagin buuggii uu qoray Samuel Huntington, ee uu ugu magac daray: Isku Dhaca Xadaaradaha, […]

  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY