June 29, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeGorfaynSookoobid

Sookoobid

Sookoobid

Toddobada Caado Ee Dadka Ugu Saamaynta Badan | Vol: 01 – Cad: 94aad

May 8, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 2,951 View

 2,951 View Indheergarad – Meey 08, 2021 – Sooroga – Vol: 01 – Cadadka: 94aad Hordhac Stephen R. Covey (Oktoobar 24, 1932 – Julaay 16, 2012) oo ahaa qoraa ku xeeldheer horumarinta iyo weliba dhiirigalinta nafta, […]

Sookoobid

Sookoobid 2: Buugga Ninkii Baabil Ugu Hantida Badnaa | George S. Clason – Vol: 01 – Cad: 63aad

November 1, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 1,937 View

 1,937 View Indheergarad – Noofeenbar 01, 2020 – Koobin – Vol: 01 – Cadadka: 63aad Hordhac Buuggan oo uu qoray Goerge Samuel Clason 1926, afkeena hooyana uu u soo guuriyay Dr. Jaamac Sahal ayaa ka hadlaya […]

Sookoobid

GORFAYN: Buugga Wabar/ II Principe | Niccolò Machiavelli – Vol: 01 – Cad: 55aad

September 6, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 2,674 View

 2,674 View Indheergarad – Sebtembar 07, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 55aad Hordhac Buuggan waxaa qoray Nikoolaay Mikyaafilli oo ahaa xeeldheere Talyaaniya ah, waxa uu dhashay sannadkii 1469-kii. Qoyskoodu waxaa uu ahaa mid […]

Sookoobid

GORFAYN: Buugga SAFIIRKA | Peter Bridges – Vol: 01 – Cad: 51aad

August 20, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 2,099 View

 2,099 View Indheergarad – Ogoosto 20, 2020 – Hakis – Vol: 01 – Cadadka: 51aad Hordhac Buugga “SAFIIRKA” waxa uu ka mid ahaa tiro buugaag ah oo sannadkan gudihiisa soo galay maktabaddayda buugta. Waa buug uu […]

Sookoobid

GORFAYN: الإسلام الأصل والصور | د. محمد شحرور – Vol: 01 – Cad: 29

September 19, 2019 Cabdifataax Barawaani 0

 907 View

 907 View Indheergarad – Sebtembar 19, 2019 – Hakis  – Vol: 01 – Cadadka: 29aad Hordhac Dhiganahan ladhkiisu yahay “الإسلام الأصل والصورة” ee uu qoray Dr. Maxamed Shaxruur. Waxa uu ka mid yahay dhiganayaashiisii ugu dambeeyey […]

Sookoobid

GORFAYN: Pluto Files: The Rise and Fall of America’s Favorite Planet | Neil Degrasse Tyson – Vol: 01 – Cad: 27

September 15, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 578 View

 578 View Indheergarad – Sebtembar 15, 2019 – Sooroga  – Vol: 01 – Cadadka: 27aad Buug-yaraha Pluto Files: The rise and fall of American’s Favourite planet, ee uu qoray xiddig-yahanka caanka ah ee reer Mareykan Neil […]

Sookoobid

GORFAYN: Ninkii Baabila Ugu Hantida Badnaa | George S. Clason – Vol: 01 – Cad: 22

September 2, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 1,462 View

 1,462 View Indheergarad – Sebtembar 02, 2019 – Lammin  – Vol: 01 – Cadadka: 22 Hordhac Halkan waxa aan ku soo gudbinayaa soo koobid iyo gorfayn ku saabsan dhiganaha “Ninkii Baabila Ugu Hantida Badnaa (The Richest […]

Sookoobid

GORFAYN: The Geopolitical Reader | Qeybta 1-aad – Vol: 01 – Cad: 19

August 24, 2019 Axmed Nuur Taarwale 0

 569 View

 569 View Indheergarad – Ogoosto 24, 2019 – Sooroga  – Vol: 01 – Cadadka: 19aad Hordhac Buuggaan THE GEOPOLITICS READER, waxa uu ka kooban yahay qoraallo, aragtiyo iyo mabaa’dii siyaasadeed ee ay lahaayeen madaxdii iyo aqoonyahannadii […]

  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY