February 1, 2023

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ October 24, 2022 ] CILMI-BAADHIS: Xeerka Naxwaha iyo Xeeladda Hal-abuurka Maansada | Mug: 01 – Cad: 79 Cilmibaadhisyo
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Mug: 01 – Cad: 78 Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii kala Sidkamay | Mug: 01 – Cad: 77 Sheeko-faneed
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Mug: 01 – Cad: 76 Cilmibaadhisyo
  • [ December 12, 2021 ] AFRAX: Xilkas Kaalin Galay | Mug: 01 – Cad: 75 Maqaallo
HomeTurjumaad

Turjumaad

Turjumaad

Turjumidda Buugga “The Second Treatise of Government” | Cutub: 3-4 | Mug: 01 – Cad: 67

April 19, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 1,663 View

 1,663 View Indheergarad – Abril 19, 2021 – Lammin – Vol: 01 – No: 67 Turjumid: Cutubka III C. 3: Xaaladda Dagaal 16. Xaaladda dagaal waa xaalad colaad iyo burburineed. Sidaa daraadeed, qofkii af ama addin […]

Turjumaad

Turjumidda Buugga “The Second Treatise of Government” | Cutub: 2 | Mug: 01 – Cad: 66

April 2, 2021 Maamulka Indheergarad 1

 1,689 View

 1,689 View Indheergarad – Abril 02, 2021 – Hakisbila – Vol: 01 – No: 66 Turjumid: Cutubka II C. 2: Xaaladda Dawlad La’aaneed (Of State of Nature)1 4. Si suldada siyaasadeed loo fahmo oo asalka saxda […]

Turjumaad

Turjumidda Buugga “The Second Treatise of Government” | Cutub: 1 | Mug: 01 – Cad: 65

March 19, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 2,279 View

 2,279 View Indheergarad – Maarij 19, 2021 – Hakisbila – Vol: 01 – No: 65 Turjumidda Buugga “The Second Treatise of Government” John Locke (1632-1704) Hordhac Halkaan waxaan si taxane ah ugu soo bandhigi doonnaa turjumaadda […]

Turjumaad

Hordhac Buug: “سقوط عالم الاسلامي: نظرة في مستقبل امّة تحتضر” | Mug: 01 – Cad: 63

February 16, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 1,491 View

 1,491 View Indheergarad – Feebarweri 16, 2021 – Koodaar – Vol: 01 – No: 63 Waa hordhaca buugga “سقوط عالم الاسلامي: نظرة في مستقبل امّة تحتضر” /Gabbaldhaca Dunida Muslimka: Hilaadinta Mustaqbalka Ummad Naftu iska sii Gurayso, […]

Turjumaad

1331: Socdaalkii Ibnu Batuuta ee Muqdisho | Mug: 01 – Cad: 61

February 13, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 2,492 View

 2,492 View Indheergarad – Feebarweri 13, 2021 – Sooroga – Vol: 01 – No: 61 Hordhac 1325kii qaaddigii yaraa ee Ibnu Batuuta ayaa ka soo hayaamay gurigiisii ku yaallay Marooko, si uu ugu soo xajo magaalada […]

Turjumaad

Wareysi (1967): Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal | BBC Somali | Mug: 01 – Cad: 54

January 3, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 854 View

 854 View Indheergarad – Jeenaweri 04, 2021 – Lammin – Vol: 01 – No: 54 Wareysigan waxa ay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ka qaaday sannadkii 1967kii, raiisal wasaarihii cusbaa ee la magacaabay Maxamed Xaaji […]

Turjumaad

Abu Xaamid Al-Qasaali iyo Raadkii uu ku Yeeshay Fikirka Cusmaaniga | Mug: 01 – Cad: 48

November 10, 2020 Maamulka Indheergarad 1

 2,317 View

 2,317 View Indheergarad – Noofenbar 10, 2020 – Lamtako – Vol: 01 – No: 48 Taariikhda fikirka Cusmaaniga ahi waxa ay ku saamoowday culimo badan oo uu kuwooda ugu cadcad ka mid ahaa Imaam Abuu Xaamid […]

No Picture
Turjumaad

Soomaaliya uma Baahna Oohin: Naga Kaalmeeya Dagaalka Argagixisada| Mug: 01 – Cad: 42

October 14, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 1,481 View

 1,481 View Indheergarad – Oktoobar 14, 2020 – Koodaar – Vol: 01 – No: 42 Maqaalkan waxa qoray taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA), Amb. Cabdullaahi Maxamed Cali “Sanbaloolshe”. Waxaana afka Soomaaliga […]

Turjumaad

Xidhiidhka Talyaaniga: Sidee ayay Rooma uga Qeybqaadatay Burburkii Soomaaliya? | Mug: 01 – Cad: 35

August 17, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 828 View

 828 View Indheergarad – Ogoosto 17, 2020 – Lammin – Vol: 01 – No: 35 Hordhac Qoraalladii taxanaha ahaa ee aan kaga hadlay sunta lagu duugay badda iyo barriga Soomaaliya, kuwaas oo aan baahiyay bilihii Febraayo […]

Turjumaad

Adduunka iyo Fayraska Koroona Dabadii | Mug: 01 – Cad: 32

March 28, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 691 View

 691 View Indheergarad – Maarso 28, 2020 – Sooroga – Vol: 01 – No: 32 Aadanuhu hadda waxa ay waajahayaan dhibaato caalamiya. laga yaabaa in ay tahay dhibaatadii ugu waynayd ee jiilkan. Go’aannada ay qaataan dadku […]

Posts navigation

1 2 »
  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Xeerka Naxwaha iyo Xeeladda Hal-abuurka Maansada | Mug: 01 – Cad: 79

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Mug: 01 – Cad: 78

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii kala Sidkamay | Mug: 01 – Cad: 77

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Mug: 01 – Cad: 76

  • Maqaallo

    AFRAX: Xilkas Kaalin Galay | Mug: 01 – Cad: 75

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isku gu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo culuunta kale . Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon badhaxtiran, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshada.
Copyright © 2023 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY