February 1, 2023

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ October 24, 2022 ] CILMI-BAADHIS: Xeerka Naxwaha iyo Xeeladda Hal-abuurka Maansada | Mug: 01 – Cad: 79 Cilmibaadhisyo
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Mug: 01 – Cad: 78 Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii kala Sidkamay | Mug: 01 – Cad: 77 Sheeko-faneed
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Mug: 01 – Cad: 76 Cilmibaadhisyo
  • [ December 12, 2021 ] AFRAX: Xilkas Kaalin Galay | Mug: 01 – Cad: 75 Maqaallo
Maqaallo

Maxaa Ka Dhexeeya Dawladnimada iyo Khasabka? | Mug: 01 – Cad: 09

August 21, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 553 View

 553 View Indheergarad – Ogoosto 21, 2019 – Koodaar  – Vol: 01 – No: 09 Qof walba waxa uu garanayaa in erayga “khasab” uu yahay ka soo horjeedka erayga “baryo”. Waxaa kale oo dadka badankiis og […]

Maqaallo

Bariga Dhexe: Jid Aan Jiho Lahayn | Mug: 01 – Cad: 08

August 21, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 714 View

 714 View Indheergarad – Ogoosto 21, 2019 – Koodaar  – Vol: 01 – No: 08 Hordhaca 1993-dii maqaal uu qoray oo uu ugu magac daray: Clash of Civilizations“, Samuel Huntington ayaa waxaa ku jiray ciwaan hoosaad, uu […]

Maqaallo

Saddexda Heer ee Nolosha | Mug: 01 – Cad: 07

August 20, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 596 View

 596 View Indheergarad – Ogoosto 20, 2019 – Lamtako  – Vol: 01 – No: 07 Waxaa jira heerar dhawr ah oo kala duduwan isla markaana kala dandanbeeya oo qofka aadanaha ahi maro. Heerarkaas dhawrka ah qof […]

Maqaallo

Soomaaliya iyo IMF: Nin Ku Diley Har Kuuma Jiido – Mug: 01 – Cad: 06

August 19, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 450 View

 450 View Indheergarad – Ogoosto 19, 2019 – Lammin  – Vol: 01 – No: 06 Hordhac Dhaqaalayahanad Ingiriis ahayd oo la oran jiray Joan Robinson baa waxa laga hayaa: “Ujeedka dhaqaalaha loo barto ma ahan in […]

Falanqeyn

GORFAYN: The Clash of Civilizations: Remaking of World Order | Mug: 01 – Cad: 05

August 18, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 772 View

 772 View Indheergarad – Ogoosto 18, 2019 – Koobin  – Vol: 01 – No: 05 Hordhaca Qoraaga Ka hor inta aanan idinla wadaagin buuggii uu qoray Samuel Huntington, ee uu ugu magac daray: Isku Dhaca Xadaaradaha, […]

Maqaallo

Dhiisha Fakhriga | Mug: 01 – Cad: 04

August 17, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 710 View

 710 View Indheergarad – Ogoosto 17, 2019 – Sooroga  – Vol: 01 – No: 04 Waxa laga yaabaa in aad meelo dhawr ah ku aragtid in aadanuhu karaamaysan yahay. Waxa kale oo laga yaabaa in erayga […]

Maqaallo

Maxaa Lagu Galey Iiraan? | Mug: 01 – Cad: 03

August 16, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 513 View

 513 View Indheergarad – Ogoosto 16, 2019 – Hakisbila  – Vol: 01 – No: 03 Dhalashada Iiraanta Cusub Muddo dheer dalka Iiraan waxaa ka talinaayey boqortooyo lagu magcaabo Pahlavi ( Pahlavi Dynasty), boqortooyadaa Iiraan ka talinaysay […]

Maqaallo

Heerarka Ilbaxnimada | Mug: 01 – Cad: 02

August 15, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 751 View

 751 View Indheergarad – Ogoosto 15, 2019 – Hakis  – Vol: 01 – No: 02 Ilbaxnimo kasta oo meel ka curata, ha ahaato ilbaxnimo maaddi ah ama se mid diini ah, waxa ay ka gudubtaa lix […]

Maqaallo

Fircoon iyo Faraaciinta | Mug: 01 – Cad: 01

August 15, 2019 Maamulka Indheergarad 0

 1,172 View

 1,172 View Indheergarad – Ogoosto 15, 2019 – Hakis – Vol: 01 – No: 01 Erayga “Coon”, inkastoo aanan marna ba halkaan ku soo faafin tiro ka dhawr jeer baa aan wax ka qoray, weli ba marka […]

Posts navigation

« 1 … 7 8
  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Xeerka Naxwaha iyo Xeeladda Hal-abuurka Maansada | Mug: 01 – Cad: 79

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Mug: 01 – Cad: 78

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii kala Sidkamay | Mug: 01 – Cad: 77

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Mug: 01 – Cad: 76

  • Maqaallo

    AFRAX: Xilkas Kaalin Galay | Mug: 01 – Cad: 75

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isku gu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo culuunta kale . Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon badhaxtiran, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshada.
Copyright © 2023 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY