May 21, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeAfrika

Afrika

Maqaallo

AFRAX: Xilkas Kaalin Galay | Vol: 02 – Cad:101aad

December 12, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 544 View

 544 View Indheergarad – Diisenbar 12, 2021 – Koobin – Vol: 02 – Cadadka: 101aad Waxa maanta oo ay ku beegantahay Diisenbar 12, 2021 ay mareegta Indheergarad bilowday muggii labaad, iyada oo in muddo ah aan wax la daabicin, […]

Maqaallo

Khilaafaadka Geeska Afrika | Vol: 01 – Cad: 98aad

June 30, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 2,318 View

 2,318 View Indheergarad – Juun 30, 2021 – Koodaar – Vol: 01 – Cadadka: 98aad Qoraalkan waxaan ku guud mari doonnaa khilaafaadka geeska. Waxa aan xooga saari doonaa in aan soo koobo inta karankayga ah qoraalka, […]

Maqaallo

Kaalinta Haweenka ee Nolosha Reer-Guuraanimada | Vol: 01 – Cad: 68aad

November 18, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 1,279 View

 1,279 View Indheergarad – Noofenbar 18, 2020 – Koodaar – Vol: 01 – Cadadka: 68aad Hordhac Nolosha bulshooyinka adduunyadu waxa ay ka koobantahay qoysas kuwaas oo u sii kala qaybsama tiro hablo iyo wiillala. Hawlaha lagama […]

Maqaallo

Waxbarashada Gabdhaha iyo Saamaynta Guurka Qasabka Ah – Vol: 01 – Cad: 54aad

August 30, 2020 Cabdifataax Xayduusi 0

 1,875 View

 1,875 View Indheergarad – Ogos 30, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 54aad Koboca garaadka iyo aqoonta aadamaha ku yimaadda ayaa keena in laga tanaasulo waxyaabo badan oo kolkii hore u ahaa samaan, mar […]

Maqaallo

Itoobbiya iyo Aragtidii Friedrich Ratzel (Lebansraum) – Vol: 01 – Cad: 14

August 21, 2019 Cabdifataax Barawaani 0

 396 View

 396 View Indheergarad – Ogoosto 21, 2019 – Koodaar  – Vol: 01 – Cadadka: 14aad Hordhac Noolaha Aadamuhu intii uu adduunka guudkiisa saarnaa, waxa uu ku hawlanaa oo ku jirey isbeddel xag kasta ku wajahan. Ha […]

Maqaallo

Maxaa Ka Dhexeeya Dawladnimada iyo Khasabka? – Vol: 01 – Cad: 13

August 21, 2019 Axmed Nuur Taarwale 0

 413 View

 413 View Indheergarad – Ogoosto 21, 2019 – Koodaar  – Vol: 01 – Cadadka: 13aad Qof walba waxa uu garanayaa in erayga “khasab” uu yahay ka soo horjeedka erayga “baryo”. Waxaa kale oo dadka badankiis og […]

  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY