May 21, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeDhaqan-dhaqaale

Dhaqan-dhaqaale

Turjumaad

1331: Socdaalkii Ibnu Batuuta ee Muqdisho | Vol: 01 – Cad: 83aad

February 13, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 2,126 View

 2,126 View Indheergarad – Feebarweri 13, 2021 – Sooroga – Vol: 01 – Cadadka: 83aad Hordhac 1325kii qaaddigii yaraa ee Ibnu Batuuta ayaa ka soo hayaamay gurigiisii ku yaallay Marooko, si uu ugu soo xajo magaalada […]

Maqaallo

Soomaaliya kadib Carta: Kaalinta Maqan ee Hoggaamineed | Vol: 01 – Cad: 73aad

January 3, 2021 Cabdifataax Barawaani 0

 957 View

 957 View Indheergarad – Jeenaweri 04, 2021 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 73aad Hordhac Muddo badan, aad u badan, gaar ahaan soddonkii sannadood ee u dambeeyay oo ay soo lammaaniso soddonkii ka horreeyay, Soomaaliya […]

Sookoobid

Sookoobid 2: Buugga Ninkii Baabil Ugu Hantida Badnaa | George S. Clason – Vol: 01 – Cad: 63aad

November 1, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 1,869 View

 1,869 View Indheergarad – Noofeenbar 01, 2020 – Koobin – Vol: 01 – Cadadka: 63aad Hordhac Buuggan oo uu qoray Goerge Samuel Clason 1926, afkeena hooyana uu u soo guuriyay Dr. Jaamac Sahal ayaa ka hadlaya […]

Maqaallo

Dhabannahays: Xusuusqorka Dhurwaagii Dhiman Waayay | Vol: 01 – Cad: 61aad

October 20, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 1,440 View

 1,440 View  Indheergarad – Oktoobar 20, 2020 – Lamtako – Vol: 01 – Cadadka: 61aad ‘’Kol haddii aad dal haysatid, dadna aad haysatid, waxaad hanatay labo shay oo lagama-maarmaan u ah yagleelidda xaddaaraddaada, waqtiguna waa u […]

Sookoobid

GORFAYN: Buugga Wabar/ II Principe | Niccolò Machiavelli – Vol: 01 – Cad: 55aad

September 6, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 2,611 View

 2,611 View Indheergarad – Sebtembar 07, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 55aad Hordhac Buuggan waxaa qoray Nikoolaay Mikyaafilli oo ahaa xeeldheere Talyaaniya ah, waxa uu dhashay sannadkii 1469-kii. Qoyskoodu waxaa uu ahaa mid […]

Maqaallo

Maxaan Sheeka-faneedda u Jeclahay? – Vol: 01 – Cad: 53aad

August 28, 2020 Cabdifataax Dhegbahaaf 0

 1,713 View

 1,713 View Indheergarad – Ogoosto 28, 2020 – Hakisbila – Vol: 01 – Cadadka: 53aad “Akhristuhu intaanu dhiman wuxuu noolaadaa kun nololood, halka kan aan waxba akhrin uu noolaado nolol keli ah/ A reader lives a […]

Sookoobid

GORFAYN: Buugga SAFIIRKA | Peter Bridges – Vol: 01 – Cad: 51aad

August 20, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 2,032 View

 2,032 View Indheergarad – Ogoosto 20, 2020 – Hakis – Vol: 01 – Cadadka: 51aad Hordhac Buugga “SAFIIRKA” waxa uu ka mid ahaa tiro buugaag ah oo sannadkan gudihiisa soo galay maktabaddayda buugta. Waa buug uu […]

Maqaallo

Siyaasadda Bidixda iyo Midigta! – Vol: 01 – Cad: 46aad

February 24, 2020 Axmed Nuur Taarwale 0

 1,189 View

 1,189 View Indheergarad – Febraayo 24, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 46aad Erayga lammaane waxa loo la jeedaa laba wax, wixii ay rabaan ba ha ahaadeene, oo isku lammaan. Si kale haddii aan […]

Maqaallo

Afrika iyo Is-dhexgalka Gobolaysiga – Vol: 01 – Cad: 36aad

October 14, 2019 Maamulka Indheergarad 3

 1,623 View

 1,623 View Indheergarad – Oktoobar 14, 2019 – Lammin  – Vol: 01 – Cadadka: 36aad Hordhac Qormadan waxa aan si guud iyo si gaar ahba ku falanqeyn doonnaa qaaradda Afrika iyo Is-dhexgalka Gobolaysiga (Regional Integration) ka […]

Maqaallo

Soomaaliya iyo IMF: Nin Ku Diley Har Kuuma Jiido – Vol: 01 – Cad: 09

August 19, 2019 Axmed Nuur Taarwale 0

 315 View

 315 View Indheergarad – Ogoosto 19, 2019 – Lammin  – Vol: 01 – Cadadka: 09 Hordhac Dhaqaalayahanad Ingiriis ahayd oo la oran jiray Joan Robinson baa waxa laga hayaa: “Ujeedka dhaqaalaha loo barto ma ahan in […]

Posts navigation

1 2 »
  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY