May 21, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeDumar

Dumar

Maqaallo

Dimuqraadiyadda iyo Kaalinta Dumarka ee Maamulka – Vol: 01 – Cad: 52aad

August 20, 2020 Cabdifataax Xayduusi 0

 763 View

 763 View Indheergarad – Ogoosto 20, 2020 – Hakis – Vol: 01 – Cadadka: 52aad Horumarinta dabeecadaha aadamaha ayaa mudan ka hor horumarinta nidaamyada maamul iyo dhisme deegaan; dabeecadda u tababaran maamul iyo dhisme deegaan ayaa […]

Maqaallo

Boqoraddii Badda: Sayida Al-Xurra – Vol: 01 – Cad: 38aad

October 18, 2019 Cabdifataax Xayduusi 0

 391 View

 391 View Indheergarad – Oktoobar 18, 2019 – Hakisbila  – Vol: 01 – Cadadka: 38aad Sayidda Al-Xurra (السيدة الحرة) waxa ay ahayd qof dumar ah oo aqoonsiyo badan leh magaceedu waa cinwaan si fudud loo turjumay […]

Sheeko-faneed

Waan Ku Qanacsanaa! – Vol: 01 – Cad: 23

September 5, 2019 Khadiija Maxamed Eeshiya 0

 488 View

 488 View Indheergarad – Sebtembar 05, 2019 – Hakis  – Vol: 01 – Cadadka: 23aad Gabadh is wareejinaysa oo aan muuqeeda la halacsan kareyn ayaa ciyaaraysey,  wejiyo wada qoslaya oo aad mooddo in jannada loogu bushaareeyay […]

  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY