May 21, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeIstiraatiijiyad

Istiraatiijiyad

Sookoobid

GORFAYN: Buugga Wabar/ II Principe | Niccolò Machiavelli – Vol: 01 – Cad: 55aad

September 6, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 2,610 View

 2,610 View Indheergarad – Sebtembar 07, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 55aad Hordhac Buuggan waxaa qoray Nikoolaay Mikyaafilli oo ahaa xeeldheere Talyaaniya ah, waxa uu dhashay sannadkii 1469-kii. Qoyskoodu waxaa uu ahaa mid […]

Sheeko-faneed

Qadraay … Qadraay! – Vol: 01 – Cad: 34aad

October 10, 2019 Abshir Umal 0

 717 View

 717 View Indheergarad – Oktoobar 10, 2019 – Hakis  – Vol: 01 – Cadadka: 34aad Warqad yar oo cawlan ayaa ay miiska dushiisa soo saartay. Markii hore dan kama ay lahayn laakiin mar dambe ayay gadaal […]

Sookoobid

GORFAYN: The Geopolitical Reader | Qeybta 1-aad – Vol: 01 – Cad: 19

August 24, 2019 Axmed Nuur Taarwale 0

 540 View

 540 View Indheergarad – Ogoosto 24, 2019 – Sooroga  – Vol: 01 – Cadadka: 19aad Hordhac Buuggaan THE GEOPOLITICS READER, waxa uu ka kooban yahay qoraallo, aragtiyo iyo mabaa’dii siyaasadeed ee ay lahaayeen madaxdii iyo aqoonyahannadii […]

Maqaallo

Itoobbiya iyo Aragtidii Friedrich Ratzel (Lebansraum) – Vol: 01 – Cad: 14

August 21, 2019 Cabdifataax Barawaani 0

 396 View

 396 View Indheergarad – Ogoosto 21, 2019 – Koodaar  – Vol: 01 – Cadadka: 14aad Hordhac Noolaha Aadamuhu intii uu adduunka guudkiisa saarnaa, waxa uu ku hawlanaa oo ku jirey isbeddel xag kasta ku wajahan. Ha […]

Maqaallo

Maxaa Lagu Galey Iiraan? – Vol: 01 – Cad: 03

August 16, 2019 Tilmaame Guutaale 0

 367 View

 367 View Indheergarad – Ogoosto 16, 2019 – Hakisbila  – Vol: 01 – Cadadka: 03 Dhalashada Iiraanta Cusub Muddo dheer dalka Iiraan waxaa ka talinaayey boqortooyo lagu magcaabo Pahlavi ( Pahlavi Dynasty), boqortooyadaa Iiraan ka talinaysay […]

  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY