May 21, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeNolosha

Nolosha

Maqaallo

Kaalinta Haweenka ee Nolosha Reer-Guuraanimada | Vol: 01 – Cad: 68aad

November 18, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 1,278 View

 1,278 View Indheergarad – Noofenbar 18, 2020 – Koodaar – Vol: 01 – Cadadka: 68aad Hordhac Nolosha bulshooyinka adduunyadu waxa ay ka koobantahay qoysas kuwaas oo u sii kala qaybsama tiro hablo iyo wiillala. Hawlaha lagama […]

Maqaallo

Baraha Bulshada iyo Ikhtiraaca Madbacadda: Isu-dhiganta Saamayneed | Vol: 01 – Cad: 57

October 5, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 886 View

 886 View Indheergarad – Oktoobar 05, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 57aad Yurub xilligii ay ku jirtay mugdiga (Dark Ages) waxyaabihii lagaga baxay waxaa qayb weyn iyo saamayn culus ku lahayd helistii/allifiddii mashiinka […]

Sheeko-faneed

Iftiinkii Caddaaladda – Vol: 01 – Cad: 37aad

October 15, 2019 Mustafe Atam 0

 907 View

 907 View Indheergarad – Oktoobar 15, 2019 – Lamtako  – Vol: 01 – Cadadka: 37aad Lix bilood kaddib Deggan xaaladdeedu way roonaatay, markii ugu horraysay ayay kacday. Luqunta oo caag weyn lagaga xidhayna waxaa u suurto […]

Maqaallo

Milicsiga Sooyaalka Is-maamul Bulsheed iyo Xeer ee Soomaalida – Vol: 01 – Cad: 16

August 22, 2019 Cabdifataax Dhegbahaaf 0

 453 View

 453 View Indheergarad – Ogoosto 22, 2019 – Hakis  – Vol: 01 – Cadadka: 16aad Hordhac Aadanaha adduunka ku nool mid walbaa waxay leedahay nidaamyo is-maamul hoosaad iyo xeerar kala jideeya una degsanaa muddooyin aad dheer […]

Maqaallo

Saddexda Heer ee Nolosha – Vol: 01 – Cad: 11

August 20, 2019 Axmed Nuur Taarwale 0

 449 View

 449 View Indheergarad – Ogoosto 20, 2019 – Lamtako  – Vol: 01 – Cadadka: 11aad Waxaa jira heerar dhawr ah oo kala duduwan isla markaana kala dandanbeeya oo qofka aadanaha ahi maro. Heerarkaas dhawrka ah qof […]

  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY