June 29, 2022

Indheergarad

Godlinta Aqoonta iyo Garaadka

  • Ardaaga
  • Anshaxa Qoraallada
  • Maqaallo
  • Sheeko-faneed
  • Gorfayn
    • Sookoobid
    • Falanqeyn
  • Turjumaad
  • Suugaan
  • Buugaag
  • Cilmibaadhisyo
  • Nala Soo Xidhiidh
Qoraalladii u dambeeyay
  • [ April 8, 2022 ] Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad Turjumaad
  • [ April 8, 2022 ] Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad Sheeko-faneed
  • [ March 14, 2022 ] Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad Sheeko-faneed
  • [ March 9, 2022 ] Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad Maqaallo
  • [ December 12, 2021 ] CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad Cilmibaadhisyo
HomeSiyaasad

Siyaasad

Maqaallo

AFRAX: Xilkas Kaalin Galay | Vol: 02 – Cad:101aad

December 12, 2021 Maamulka Indheergarad 0

 604 View

 604 View Indheergarad – Diisenbar 12, 2021 – Koobin – Vol: 02 – Cadadka: 101aad Waxa maanta oo ay ku beegantahay Diisenbar 12, 2021 ay mareegta Indheergarad bilowday muggii labaad, iyada oo in muddo ah aan wax la daabicin, […]

Turjumaad

Wareysi (1967): Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal | BBC Somali | Vol: 01 – Cad: 74aad

January 3, 2021 Cabdifataax Barawaani 0

 689 View

 689 View Indheergarad – Jeenaweri 04, 2021 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 74aad Wareysigan waxa ay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ka qaaday sannadkii 1967kii, raiisal wasaarihii cusbaa ee la magacaabay Maxamed Xaaji […]

Maqaallo

Kaalinta Haweenka ee Nolosha Reer-Guuraanimada | Vol: 01 – Cad: 68aad

November 18, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 1,347 View

 1,347 View Indheergarad – Noofenbar 18, 2020 – Koodaar – Vol: 01 – Cadadka: 68aad Hordhac Nolosha bulshooyinka adduunyadu waxa ay ka koobantahay qoysas kuwaas oo u sii kala qaybsama tiro hablo iyo wiillala. Hawlaha lagama […]

Turjumaad

Khudbad (1975): M. S. Barre iyo Sinnaanta Jinsiga | Vol: 01 – Cad: 64aad

November 6, 2020 Cabdifataax Barawaani 0

 1,201 View

 1,201 View Indheergarad – Noofeenbar 06, 2020 – Hakisbila – Vol: 01 – Cadadka: 64aad Hordhac Khudbadahan waxa jeediyay madaxweyinihii hore ee Soomaaliya (1969-1991). Waxa ay isugu jirtaa laba qeybood, qeybi waa hadal guud oo uu […]

Maqaallo

Dhabannahays: Xusuusqorka Dhurwaagii Dhiman Waayay | Vol: 01 – Cad: 61aad

October 20, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 1,497 View

 1,497 View  Indheergarad – Oktoobar 20, 2020 – Lamtako – Vol: 01 – Cadadka: 61aad ‘’Kol haddii aad dal haysatid, dadna aad haysatid, waxaad hanatay labo shay oo lagama-maarmaan u ah yagleelidda xaddaaraddaada, waqtiguna waa u […]

Sookoobid

GORFAYN: Buugga Wabar/ II Principe | Niccolò Machiavelli – Vol: 01 – Cad: 55aad

September 6, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 2,674 View

 2,674 View Indheergarad – Sebtembar 07, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 55aad Hordhac Buuggan waxaa qoray Nikoolaay Mikyaafilli oo ahaa xeeldheere Talyaaniya ah, waxa uu dhashay sannadkii 1469-kii. Qoyskoodu waxaa uu ahaa mid […]

Maqaallo

Maxaan Sheeka-faneedda u Jeclahay? – Vol: 01 – Cad: 53aad

August 28, 2020 Cabdifataax Dhegbahaaf 0

 1,753 View

 1,753 View Indheergarad – Ogoosto 28, 2020 – Hakisbila – Vol: 01 – Cadadka: 53aad “Akhristuhu intaanu dhiman wuxuu noolaadaa kun nololood, halka kan aan waxba akhrin uu noolaado nolol keli ah/ A reader lives a […]

Maqaallo

Dimuqraadiyadda iyo Kaalinta Dumarka ee Maamulka – Vol: 01 – Cad: 52aad

August 20, 2020 Cabdifataax Xayduusi 0

 792 View

 792 View Indheergarad – Ogoosto 20, 2020 – Hakis – Vol: 01 – Cadadka: 52aad Horumarinta dabeecadaha aadamaha ayaa mudan ka hor horumarinta nidaamyada maamul iyo dhisme deegaan; dabeecadda u tababaran maamul iyo dhisme deegaan ayaa […]

Sookoobid

GORFAYN: Buugga SAFIIRKA | Peter Bridges – Vol: 01 – Cad: 51aad

August 20, 2020 Maamulka Indheergarad 0

 2,099 View

 2,099 View Indheergarad – Ogoosto 20, 2020 – Hakis – Vol: 01 – Cadadka: 51aad Hordhac Buugga “SAFIIRKA” waxa uu ka mid ahaa tiro buugaag ah oo sannadkan gudihiisa soo galay maktabaddayda buugta. Waa buug uu […]

Turjumaad

Xidhiidhka Talyaaniga: Sidee Ayay Rooma Uga Qeybqaadatay Burburkii Soomaaliya? | Wolfgang Achtner – Vol: 01 – Cad: 50aad

August 17, 2020 Cabdifataax Barawaani 0

 663 View

 663 View Indheergarad – Ogoosto 17, 2020 – Lammin – Vol: 01 – Cadadka: 50aad Hordhac Qoraalladii taxanaha ahaa ee aan kaga hadlay sunta lagu duugay badda iyo barriga Soomaaliya, kuwaas oo aan baahiyay bilihii Febraayo […]

Posts navigation

1 2 3 »
  • Turjumaad

    Gabadha iyo Kaalinta Garsoorka: Fiqiga iyo Waaqaca | Vol: 02 – Cad: 106aad

  • Sheeko-faneed

    Miyirbeel | Vol: 02 – Cad: 105aad

  • Sheeko-faneed

    Sokeeyihii Kala Sidkamay | Vol: 02 – Cad: 104aad

  • Maqaallo

    Sooyaalka Dheddigoodshaha | Vol: 02 – Cad: 103aad

  • Cilmibaadhisyo

    CILMI-BAADHIS: Isbeddelada ku Yimid Qiimaha Suugaanta iyo Suugaanyahanka | Vol: 02 – Cad: 102aad

Bogga Facebook

Ku Saabsan

Indheegarad waa mareeg madaxbannaan oo si joogta ah u daabacda qoraallo ku xardhan afka Soomaaliga, kuwaas oo isugu jira: sooyaal, siyaasad, dhaqaale. dhaqan iyo af, turjumaad, arrimaha bulshada iyo aqoonta aadamaha. Waxa ay u soo gudbisaa bulshada Soomaalida qoraallo iyo gorfaymaha buugaagta wax ku oolka ah. Iyada oo yoolka ugu weyn yahay helidda aqoon iyo garaad xor ah oo isku filan, kuna jaango’an waayaha nololeed ee bulshda Soomaalida. Waxaana gundhig iyo sal ay ka duusho waxna ku halbeegto u ah aqoonta, fekerka hufan iyo garaadka aan dabarka lahayn. “
Copyright © 2022 INDHEERGARAD ®All rights reserved.          
Site Designed By LAMAHURAN TECHNOLOGY