Category: Suugaan

  • Miyirbeel

    Goor ay cadceeddu liiq tahay oo garabkeeda sidii hoos loo cadaadiyay ay madaxa qarsatay ayaan soo dhaqaaqay. Halkii aad igu…

    Read More

  • Cali-deeqsi

    Aroortii, kolka joodariga uu ku seexdo uu karaahiyaysto ayuu jarmaadaa. Joodariga keliya ma karaahiyaysto ee waxaa kale oo hurdada subaxda…

    Read More

  • Laxow Baa I Mayracay

    Sariirta ayaan madaxa gadaal ugu tiiriyay, dabadeedna labadayda gacmoodna bogayga ku salaaxay oo indhaha dhowr jeer safiitada ku fiiqay, cabbaar…

    Read More

  • Maddiideysiga Amran

    Keliya xiddigaha iyo dayaxa nuurkiisa ayaa ii muuqanayey, meeshu sibay xusuuso hore iigu lahayd, waxaan u malaynayaa in aan waqtiyadii…

    Read More

  • Miyaannaan deegaanka qeyb ka ahayn?

    Roob ayaa markaas uun qaaday, dhulka badankiisu weli waa qoyaan. Hawada waxaa ceegaagta caraf udgoon oo cid walba raalligelinaysa. Waxa…

    Read More

  • Iftiinkii Caddaaladda

    Faysbuugga ayuu si kedis ah u soo dhigay sawirkiisa. Waa isaga oo la taagan madaxweynaha dalka. Wuxuu sawirka soo raaciyay…

    Read More

  • Hab-Qorista Qumman ee Af-Soomaaliga

    Hordhac Qoritaanka Af Soomaaligu waa uu ka duwan yahay dhihitaanka afka, ama waxa aynnu odhan karnaa hadalka caadiga ah iyo…

    Read More

  • Qadraay Qadraay

    Warqad yar oo cawlan ayaa ay miiska dushiisa soo saartay. Markii hore dan kama ay lahayn laakiin mar dambe ayay…

    Read More

  • Waan Ku Qanacsanaa

    Gabadh is wareejinaysa oo aan muuqeeda la halacsan kareyn ayaa ciyaaraysey,  wejiyo wada qoslaya oo aad mooddo in jannada loogu…

    Read More